Wararkii Ugu Dambeeyay Dagaal dhax maray Ciidamada Taalibaan iyo kuwa Iran

Dagaal u dhaxeeyay ciidamada Taalibaan ee la wareegay talada dalka Afganistan iyo ciidamada ilaalada xuduudaha dalka Iran ayaa ka dhacay xadka ay wadaagaan labada dal gaar ahaan xadka gobolka Nimruz ee Afganistan. Warar soo baxaya ayaa sheegaya in labada ciidan ee jooga xadka isku adeegsadeen rasaas culus, lamana soo sheegin ilaa hada khasaaro dhimasho iyo … Continue reading Wararkii Ugu Dambeeyay Dagaal dhax maray Ciidamada Taalibaan iyo kuwa Iran